Wararka Akhriso:-Puntland oo Mas’uul Dib ugu Fasaxday Shaqadiisa By Radio Simba - Mayıs 22, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Camey ahna ku simaha madaxweynaha ayaa dib u shaqadiisii ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland Puntland Maxamed Faarax Ashkir oo dhawaan uu shaqo joojin ku sameeyay.