Akhriso:-Puntland oo Mas’uul Dib ugu Fasaxday Shaqadiisa

0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Camey ahna ku simaha madaxweynaha ayaa  dib u shaqadiisii ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha  Puntland Puntland Maxamed Faarax Ashkir oo dhawaan uu shaqo joojin ku sameeyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here