Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ankara+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa gaaray Magaalada Ankara ee Caasimada dalka Turkey-ga, waxaana halkaas Kusoo dhaweeyay madax ka tirsan Dowladda Turky-ga.

Safarka madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Ankara waxa uu jawaab u yahay Casumaad uu ka helay Madaxweyne Erdogan, Madaxda labada wadan waxay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal, Turkiga ayaa Soomaaliya siiya taageero bani’aadinimo, mid dhaqaale iyo mid ciidan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here