Kooxda Daacish oo La Wareegtay Deegaanno u dhaw degmada Qandala

0

Wararka ka imaanaya Gobalka Bari ayaa kusoo waramaya in Kooxda Daacish ay ku sii siqayaan Deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolkaas kaasi oo uu maamulo maamulka Puntland.

Dagaalo gos-goos ayaa Saacadiihii la soo dhaafay ay Ciimada Maleeshiyaadka Kooxda Daacish oo rajo ka qabta in ay weerarto meelo muhiin ah oo ka tirsan Gobalka Bari oo ay ka mid tahay Dagmada Xeebeedka Qandala.

Warar ayaa Sheegaya in Ciidamada Maamulka Puntland ay ku howlan yihiin ka hortaga weerarada Kooxda ISIS ee ku jahaysan Degmada Qandala ee Gobolka Bari iyo deegaano hoosyimaada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here