Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa codka kalsoonida siiyay Wasiirada uu soo dhisay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre.
Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaliya C/wali Shiikh ibraahim Muudey.
Wasiiradda uu soo dhisay Raisulwasaare Kheyre,224 ayaa ogaalatay,15-way diideen, 2 way ka aamustay, sidaas ayna ansax ku noqdeen.

