War Deg Deg:-Golaha Wasiiradda R/kheyre oo La Ansixiyay

0

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa codka kalsoonida siiyay Wasiirada uu soo dhisay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre.

Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaliya C/wali Shiikh ibraahim Muudey.

Wasiiradda uu soo dhisay Raisulwasaare Kheyre,224 ayaa ogaalatay,15-way diideen, 2 way ka aamustay, sidaas ayna ansax ku noqdeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here