Kenya oo Gacanta Ku Dhigtay Dagaalyahano Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab

0

Ciidamada Police-ka Kenya ayaa gacanta ku dhigay 6 kamid ah kooxo looga shakis sanyahay in ay yihiin xarakada Al shabaab kuwaa oo laga soo qabtay magaalo xeebeedka Malindi ee dalka Kenya.

Howlgalo qaas ah oo guri guri lagu baarayay oo habeenkii jimcada aheyd ay ka fuliyeen booliiska Kenya deeganada raggan la’ga soo qabtay ayaa booliiska waxa ay sheegeen in ay maalgelinayeen Xarakada Al shabaab.

Waxaa booliisku Kenya sidoo kale uu xusay in raggan lagu soo qabtay 7 telephone oo gacanta ah oo laga helay lacago kaash ah oo shaqsiyaad ku sugan soomaaliya ay sugan

Taliyaha Booliiska magaalada Malinda Muchangi Matawa ayaa sheegay in shaqsiyaad-ka police-ka ay gacanta kusoo dhigeen in ahaayeen kuwo xeriir la’leh Xarakada Al shaabab waxaana intaa uu ku daray in howlgaladan ay yihiin kuwo lagu burburniyo sida uu sheegay shabakada ka aas-aasan dalkaasi
Kenya isagoo tilmaamay in dowlada Kenya ay feejignaan dheeri ah ka qabto weerarada ay dalka Kenya ka fulin karaan Xarakada Al shabaab.

Dadka la soo qabtay ayaa waxaa kamdi ah haweeneey lagu sheegay in gabdhaha da’da yare ee kanya ku nool in ay u soo gacan geliso Xarakada Al shabaab si ay u guursadaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here