Boqolaal qoys Oo isaga Soo Barakacay Dagaaladi Cadalle Oo Gaaray Degmada Warsheekh (Dhageyso)

0

Maamulka Degmada warsheekh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegay in degmadaasi ay soo gaareen maalmihi ugu dnabeeyay boqolaal qofood oo isaga soo barakacay dagaal beeleedki dhawaan ka dhacay Degmada cadalle ee gobolka shabeelaha dhexe.

Xogayaha Degmada warsheekh Maxamed Cali Yuusuf ayaa idaacadda simba u sheegay in jiraan qoysas badan oo soo gaaray Degmada islamarkaana haatan ay u sameyeen soo dhaweyn.

Xoghayaha ayaa sheegay in dadka soo barakacay qaarkood ay ka soo tageen agabki ay nolashooda ku dabari lahaayeen haatana ay yihiin kuwo gacmo maran.

Halkan codka Ka Dhageyso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here