30 Qof oo Ku Geeriyootay Magaalada Baardheere (Dhageyso)

0

Wararka ka imaanaya degmada baardheere ee gbolka gedo ayaa ku waramaya in degmadaasi uu ka dilaacay cudurka shaban biyoodka ilaa haatana ay u dhinteen dad gaaraya 30 qof.

Dadka u dhintay cudurka shaban biyoodka ayaa isugu jiro carruur iyo dad waaweyn.

Boqolaal qofood ayaa dhinaca kale la sheegay in la jiifay isbitaalo ku yaalo Degmada baardheere.

Maxamed Cabdi Nuur ayaa idaacadda simba u sheegay in dadka cudurka uu soo ridanayo aysan heleyn daryeelki ay u baahnaayeen sidoo kalena ay jiraan dad ku dhintay dhulka miyiga eek u hareereysan Degmada baardheere.

Halkan ka dhageyso codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here