Howlgalo Saakay ka Socda Magaalada Gaalkacyo.

0

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa saakay howlgalo ka wada waqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxana howlgalada lagu xaqiijinayaa amaanka Magaalada.

Ciidamada ayaa Magaalada ka baadigoobaya shaqsiyaadki ka danbeeyay dhaawaca Xildhibaan ka atirsan baarlamaanka Maamulka Puntland kaas oo ku dhaawacmay qarax gaarigiisa logu xiray.

Gadiidka iyo guryaha ayey Ciidamada saakay baarayaan waxana aad u yar isa socodka ganacsiga iyo gadiidika.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here