Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Magacaabista Ra’isul Wasaaraha Cusub (Dhageyso)

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo dhaweeyay ra’isul wasaaraha cusub ee soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa tilmaamay in a’isul wasaaraha cusub uu yahay shaqsi howlkar ah islamarkaana wax badan ka yaqaana arimaha bini’aadanimada.

Gudoomiye Madaale ayaa sheegay in maamulka Gobolka banaadir oo isaga uu ugu horeeyo ay la sahqeyndoonaan ra’isul wasaaraha cusub soomaaliya Xasan Cali Khayre.

HAKAAN KA DAHEGYSO CODKA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here