Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo dhaweeyay ra’isul wasaaraha cusub ee soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa tilmaamay in a’isul wasaaraha cusub uu yahay shaqsi howlkar ah islamarkaana wax badan ka yaqaana arimaha bini’aadanimada.
Gudoomiye Madaale ayaa sheegay in maamulka Gobolka banaadir oo isaga uu ugu horeeyo ay la sahqeyndoonaan ra’isul wasaaraha cusub soomaaliya Xasan Cali Khayre.
HAKAAN KA DAHEGYSO CODKA

