Dibadbax Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Dhacay (Sawiro)

0

Waxaa maanta Magaalada Muqdishowaxa alagu qabtay Banaanbax lagu taageerayay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Dadka ayaa isugu soo baxaya fagaaraha Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Dibadbaxa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyeyaal Degmo, Ururka Haweenka, Dadweyne isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Waxaa hadal kooban oo goobta uu ka jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale waxa uu sheegay in si weyn ay u taageersan yihiin islamarkaana ay la shaqeyndoonaan ra’isul wasaaraha cusub ee shaley uu soo magacaabay madaxweynaha soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here