(Sawirro) Taliska Booliska Puntland Oo Gaaray Magaalada Qardho

0

Waxaa maanta magaalada Qardho  gaaray wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidamada booliska Puntland  C/qaadir Shire  Faarax iyadoona halkaa si diiran logu soo dhaweeyay.

Taliyaha ayaa waxa uu kormeer ku sameeyay xarumaha ciidamada booliska puntland eek u yaalo gobolka puntland ugu magacaban karkaar.

C/qaadir Shire  Faarax ayaa kulamo waxa uu la qaatay taliyaha qaybta gobolka karkaar ee puntland Jaqanaf Yuusuf.

Taliyaha ayaa la sheegay in sababaha ugu badan ee uu u gaaray magaalada ay tahay in uu xaliyo cabashooyin ka dhashay Mushaaraadki oo aysna weli ciidamada aysan helin.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here