Galmudug:-Dowladda iyo Beesha Caalamka Gacan Haka Geystaan Sidii Loogu Gar-gaari Lahaa Dadka Ka Barakacay Gaalkacyo

0

War-Murtiyeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay gacan weyn ka geestaan sidii loo gar gaari lahaa dadka ku barakacay colaada magaalada Gaalkacyo.

 

 

biq_1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here