Wararka Galmudug:-Dowladda iyo Beesha Caalamka Gacan Haka Geystaan Sidii Loogu Gar-gaari Lahaa Dadka Ka Barakacay Gaalkacyo By Radio Simba - Ekim 24, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War-Murtiyeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay gacan weyn ka geestaan sidii loo gar gaari lahaa dadka ku barakacay colaada magaalada Gaalkacyo.