Madaxweyne C/kariin Xuseen Guulleed oo Magacaabay Afhayeenka Cusub ee Madaxtooyada Galmudug

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa loogu magacaabay C/llaahi Xaashi Faarax ”Roobda’ay in uu noqdo afhayeenka Cusub Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug.

rob

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here