Wararka Madaxweyne C/kariin Xuseen Guulleed oo Magacaabay Afhayeenka Cusub ee Madaxtooyada Galmudug By Radio Simba - Ekim 21, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa loogu magacaabay C/llaahi Xaashi Faarax ”Roobda’ay in uu noqdo afhayeenka Cusub Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug.