Dhageyso:-Maamulka Koofur Galbeed oo Soo Saaray Amaro Dhan ah Musharixiinta Ka Qeyb-galay Doorashiiyin Deegaanada Maamulkaasi

0

Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Maanta kulan ku Yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa soo Saaray Amaro ka Dhan ah Musharixiinta ka Qeyb galaya Doorashooyinka Heerka Dowlada Gobaleed ee Deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ku simaha Madaxweyne Ahana Wasiirka Beera Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo Shir Gudoominayey Kulankaan Golaha Wasiirada Koofur Galbeed ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayaa Saxaafada u Aqriyey Nuruxka Qodabada ka soo Baxay Kulan kooda.

Halkaan Dhageyso Codka Wasiir Beeraha maamulka koofur Galbeed Soomaaliya

Wasiir-beeraha-maamulka-koofur-galbeed-soomaaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here