Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Maanta kulan ku Yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa soo Saaray Amaro ka Dhan ah Musharixiinta ka Qeyb galaya Doorashooyinka Heerka Dowlada Gobaleed ee Deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Ku simaha Madaxweyne Ahana Wasiirka Beera Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo Shir Gudoominayey Kulankaan Golaha Wasiirada Koofur Galbeed ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayaa Saxaafada u Aqriyey Nuruxka Qodabada ka soo Baxay Kulan kooda.
Halkaan Dhageyso Codka Wasiir Beeraha maamulka koofur Galbeed Soomaaliya

