War kasoo baxay Xafiiska Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa lagu amray dhamaan Laamaha amniga dalka in ay dhowraan xaquuqda ay leeyihiin Musharixiinta sanadkaan u Tartamaysa Doorashada Soomaliya ka dhacaysa.


