Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin iyo Qodobo dhanka Amaanka ah.

