Akhriso: Golaha Galmudug oo Soo  Saaray  War Saxaafadeed ay uga Jawaabayaan Go’aan Maamulka Puntland kasoo Baxay

0

Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray  war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin iyo Qodobo dhanka Amaanka ah.

Go’aanka Golaha Wasiirada Galmudug

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here