Claudio Ranieri :- Danny Drinkwater Waa in Mar kale Loogu Yeeraa Xulka Ingiriiska

0

Macalinka kooxda Leicester City  Claudio Ranieri ayaa aaminsan in xidiga qadka ee  Danny Drinkwater dib loogu yeeri doono xulka dalka Ingiriska hadii uu bandhig wanaagsan ka sameeyo koobka Champions League.

Danny Drinkwater ayaa ka qeyb qaatay kaalin weyn in ay kooxda Leicester City   ay markii ugu horeysay  Taariikhda ku Guuleysato Horyaalka dalka Ingiriiska.

Si Kastaba Macalinkii Hore ee xulka dalka England ee shaqada ka tagay Roy Hodgson Kadib markii xulkaas laga badiyay ayaa Ciyaarihii Uero 2016-ka  dhexdiisa u xushtay xidigaha Jack Wilshere, James Milner iyo  Jordan Henderson.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here