Madaxweyne Xasan Shiikh:” Bulshada Soomaliyeed Ma Ahan kuwa Kalsooni ku Qaba Adeegyada Aas-aasiga ah ee Laga Heli karo Dalka”,

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaal-ka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in Bulshada Soomaaliyeed aysan Kalsooni Badan ku qabin Adeegyada Aas-aasiga u ah Nolosha Bulshada kuwaas oo laga Heli karo dalka Gudihiisa.

Madaxweynaha ayaa Xusay in  Adeegyo dhanka  caafimaad-ka ah oo  laga heli karo dalka Gudihiisay ay dadka soomaaliyeed  u aadan wadamo kale taasi oo muujinaysa in Bulshada Soomaaliyeed  aysan Aaminaad badan ku qabin wax soo saarka DalkoodA arintaas oo Madaxweynuhu ku tilmaamay mid laga fiican yahay.

Mudane Xasan ayaa Bulshada Soomaalyeed Cod Dheer ugu baaqay inay ku Kalsoonaadaan oo ay aaminaan Adeegyada Caafimaada ee Dalka Gudihiisa halkii ay meel  dheer caafimaad ugu aadi la haayeen wadan kale asagoo intaa hadalkiisa sii raaciyey in Dowlada Soomaaliyeed ee uu Hogaamiyo dadaal badan ku Bixisay Sidii loo Horumarin lahaa Adeegayada Muhiimka u ah Bulshada Soomaaliyeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here