Juventus oo kusoo Biirtay Xiisaha Xidiga kooxda Boca Juniors Rodrigo Bentancur

0

Kooxda Juventus ayaa kula soo biirtay Naadiga Ac Milan doonista  Xidiga qadka Dhexe ee kooxda Boca Juniors Rodrigo Bentancur.

19-jirkaan ayaa si weyn laala xiriirinayaa usoo dhaqaaqista kooxda AC Milan Todobaadyadii ugu dambeeyay balse haatan waxaa xiisaha kusoo biiray naadiga Juventus.

“Haa waan xiiseenaynaa Bentancur si wanaagsan ayuu agaasimaha ciyaaraha kooxda Juventus Giuseppe Marotta u sheegay  Maanta Corriere dello Sport.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here