Kooxda Juventus ayaa kula soo biirtay Naadiga Ac Milan doonista Xidiga qadka Dhexe ee kooxda Boca Juniors Rodrigo Bentancur.
19-jirkaan ayaa si weyn laala xiriirinayaa usoo dhaqaaqista kooxda AC Milan Todobaadyadii ugu dambeeyay balse haatan waxaa xiisaha kusoo biiray naadiga Juventus.
“Haa waan xiiseenaynaa Bentancur si wanaagsan ayuu agaasimaha ciyaaraha kooxda Juventus Giuseppe Marotta u sheegay Maanta Corriere dello Sport.

