Waqtiga uu Dhaawaca kasoo Laabanayo Xidiga Arjen Robben oo La Shaaciyay

0

Arjen Robben ayaa la filayaa in uu Matalo naadigiisa Beyer Munich Kulanka furitaanka Horyaalka Dalka Germany ee Bundesliga, xili uu sameeyay Tababar Shaqsi ah.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Holland ayaa ku dhaawacmay kulan saaxibtinimo ay Beyer Munich la ciyaartay Naadiga Lippstadt Afar Todobaad ka Hor.

Dhaawaca soo gaaray xiligaas ayaa la filayaa in uu seego kulanka Galabta ee DFL-Supercup ay wajihi doonaa Naadiga Borussia Dortmund.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here