Orodyahanka Britain  Mo Farah oo Ku Guuleystay Billada Dahabka ee Orodka 10,000m+Sawirro

0

Orodyahanka Britain balse asalkiisu  yahay dalka Soomaaliga Mo Farah ayaa ku Guuleystay billada dahabka ah ee orodka 10,000m Tartanka Olymbika-da ee ka socda Magaalada Rio ee dalka Brazil.

Mo Farah ayaa Dhowr jeer kufay intuu socday Tartanka balse ugu dambeyn ayuu  guuleystay xili uu taratan adag kala dhaxeeyay orodyahanka Kenya ee Tanui.

Mo Farah oo ah orodyahan British ah oo ku guuleystay saddex billadood oo dahab ah tartanka olombikada ayaa waxaa kufiyay orodyahana u dhashay dalka Maraykanka oo Lagu Magacaabo Galen Rupp oo ay isku macalinka yihiin.

Guushuu  Gaaray Mo Farah  ayaa ka dhigan in uu Noqday Ciyaaryahankii ugu Horeeyay ee haysta Dhalashada Britain ee ku Guuleysta 3-jeer Tartanka Orodada.

3735A83200000578-3739523-image-a-27_1471142222146 3735AC1600000578-3739523-image-m-25_1471142120141 3735ADA000000578-3739523-image-a-17_1471141949109 37345F8000000578-3739523-Farah_was_perfectly_comfortable_to_bide_his_time_at_the_back_of_-a-67_1471136753523 37346F6C00000578-3739523-image-a-11_1471141056691 37348B0300000578-3739523-image-a-12_1471141074203 37349F9B00000578-3739523-image-a-73_1471139137222 373455A900000578-3739523-Farah_was_a_picture_of_serenity_as_he_eased_himself_into_the_def-a-66_1471136753291 373489D700000578-3739523-image-m-7_1471140946251 373490A700000578-3739523-image-m-92_1471140245890 373499F700000578-3739523-image-a-71_1471139068749 3734670E00000578-3739523-image-a-16_1471141461892 3734705300000578-3739523-image-m-10_1471141016622 3734822000000578-3739523-image-a-8_1471140964524

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here