Mas’uuliyiin Maamulka Khaatumo State ah oo Isku Dhiibay Somali-land+Magacyadooda

0

Maamulka Somali-land ayaa xaqiijiyay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Khaatumo  State oo soo goosatay in lagu soo dhaweeyay Magaalada Ceynabo ee Gobolka saraar.

Warbaahinta Somaliland ayaa Baahisay in Mas’uuliyiinta Khaatumo ee ku soo biiray Somaliland oo ay ku jiraan Wasiirro xilal ka haya Maamulka Madaxweyne Cali Khaliif Galeyr si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caynabo islamarkaana ay halkaa kula kulmeen Madax ka tirsan Somaliland.

Mas’uuliyiinta la sheegay inay isku dhiibeen maamulka Somaliland ayaa waxaa kamid ahaa:-

1 Wasiirka Aminiga Khaatumo Kayse Abdi Yuusuf

2 Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Ismail Shabac

3 Ex Wasiirk Hore Yaasiin Axmed Sulub

4 Ex Xildhibaan SSC Hore Xariir Awcali

5 Qurba Joog Bahir Mahdi Xubnin

6 Caaqil Axmed Xasa X Cumar( Xubni)

Dhanka kale Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in Mas’uuliyiinta gaaray Magaalada Caynabo ee ka socda Maamulka Khaatumo ay yihiin kuwo halkaa wada-hadal u aaday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here