War Deg Deg:-Nabadoon Caawa Lagu Dilay Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in caawa fiidkii halkaas lagu dhaawacay Nabadoon caan ka ahaa deegaanka.

Nabadoon Lagu Magacaabo C/rashiid Faroole ayaa kooxo hubeysan waxa ay ku dhufteen dhowr Xabadood sida uu idaacada simba ee Magaalada Muqdisho u sheegay qof kamid ah dadka deegaanka  Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Nabadoonka ayaa la sheegay in uu soo gaaray dhaawac daran waxaana loola cararay mid kamid ah isbitaala ku yaala deegaanka, balse daqiiqado kadib waxaa la xaqiijiyay in uu u dhintay rasaas xoogan uu kaga dhacday qeybaha sare ee jirkiisa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here