War Naxdin ku ah Arsenal oo Kasoo Yeeray Milkiilaha kooxda Leicester City

0

War naxdin ku ah taagerayaasha kooxda arsenal oo  ku aadan in laacibka Riyad Mahrez uu sii joogi doono kooxda Leicester City ayaa soo baxay.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Algeria ayaa si aad ah loola xiriirinaayay kooxda Gunners balse Milkiilaha kooxda Vichai Srivaddhanaprabha  ayaa meesha ka saaray wararkaas wuxuuna sheegay in uu sii joogi doono Riyad Mahrez.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here