Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan ay ku cambaareynayaa Weerarkii Talaadadii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay fal Khawaarij-nimo.
Hay’ada ayaa cambaareysay weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara gaar ahaan meel u dhow Masjidka Nabi Maxamed NNKH.
Halkaan Hoose ka Akhriso:


