Madaxweynaha Koonfur Suudaan  Salva Kiir oo Guddi u Magacaabay Dagaalka ka Dhacay Magaalada Jubba

0

Madaxweynaha Koonfurta dalka Suudaan Salva Kiir, in amar ku bixiyay in si deg deg ah loo baaro shaqsiyaadkii ka dambeeyay in dagaal uu ka dhaco Magaalada Caasimada ee Jubba.

Madaxweynaha Koonfurta Sudan, ayaa magacaabay guddi ka kooban Wasiiro iyo Saraakiil ka kala tirsan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Dibadda.

Sida uu qoray Wargeyska Sudantribune, waxaa guddigan madax looga dhigay Wasiirka Amniga Qaranka, Isaac Mbuto Mamur, waxaana xubnaha ku wehlinaya ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Alfred Ladu Gore.

Galinkii dambe ee khamiis aynu soo dhaafnay rasaas iyo hubka culus ayaa laga maqlay Magaalada Caasimada ee Jubba ee Koonfurta dalka Suudaan taasi oo u dhaxeysay Ciidamo Taabacsan Madaxweynaha  Koonfurta Sudan Salva Kiir iyo iyo ku Xigeenkiisa, Riek Machar,

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here