Weerar Lagu Qaaday Maqaayad ku Taala Dalka Bangaladesh+Sawirro

0

Dawlada Bangaladesh ayaa sheegtay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay weerar ku qaadeen maqaayad ay qabsadeen rag hubaysan oo la sheegay in ay katirsayihiin kooxda Daacish.

Mizanur Rahman agaasimaha ciidamada gurmadka Deg Dega ah ee Bangaladesh ayaa tilmaamay in ciidamada Kumaandoosta ay weerar ku qaadeen maqaayadaas si ay u soo furtaan dadka halkaas ku go’doonsanaa hadalkaan ayuu u sheegay wakaalada wararka ee Reuter xili uu lahadlayay.

Kooxda daacish ayaa dabarka u ridatay mas’uuliyada weerarkaas  waxaana ay sheegeen in ay ku dileen 24,balse booliska ayaa hadalkaas beeniyay waxaana uu sheegay in 2 ka mid ah ciidamada Booliska ay ku dhinteen weerarkaas.

1467435885a3744

Bangladesh Border Guards are seen near Gulshan restaurant, after gunmen stormed a restaurant popular with expatriates in the diplomatic quarter of the Bangladeshi capital, in Dhaka, Bangladesh July 1, 2016. Courtesy of  Dhaka Tribune/Mahmud Hossain Opu via REUTERS

1467435887fbc07

Security personnel check vehicles after gunmen stormed the Holey Artisan restaurant and took hostages, in the Gulshan area of Dhaka, Bangladesh July 2, 2016.  REUTERS/Mohammad Ponir Hossain

A policeman stands at the entrance to a riot vehicle outside the Holey Artisan restaurant, where gunmen had taken hostages, in the upscale Gulshan area of Dhaka, Bangladesh, July 2, 2016. REUTERS/REUTERS TV

14674358848ee86 14674358889b1e1 14674358903ef1d 14674358914d4eb 14674358915bb41

A wounded police personnel is helped by a colleague, after gunmen stormed the Holey Artisan restaurant and took hostages, in the Gulshan area of Dhaka, Bangladesh July 1, 2016. Courtesy of Dhaka Tribune/Mahmud Hossain Opu/via REUTERS.

146743589268caf 1467435886116d5

Security personnel keep watch, after gunmen stormed the Holey Artisan restaurant and took hostages, in the Gulshan area of Dhaka, Bangladesh July 2, 2016.  REUTERS/Mohammad Ponir Hossain

.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here