War Deg Deg:- Gaari Shacab ay Saarnaayeen oo Miino kula Qaraxday Deegaanka Lafoole ee Duleedka Muqdisho

0

Wararka haatan naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho ayaa  sheegaya in gaari ay saarnaayeen dad shacab ahaa in ay miino kula qaraxday Deegaanka Lafoole.

Qof goobjooge ah oo ku sugnaa goobta ay miinada kula qaraxday gaariga ay saarnaayeen dadka shacabka ayaa idaaacada simba ee Magalada Muqdisho kaga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here