Wararka haatan naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen dad shacab ahaa in ay miino kula qaraxday Deegaanka Lafoole.
Qof goobjooge ah oo ku sugnaa goobta ay miinada kula qaraxday gaariga ay saarnaayeen dadka shacabka ayaa idaaacada simba ee Magalada Muqdisho kaga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

