Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Marco Reus ayaa aaminsan in aan la is barbar dhigi Karin xidigaha Pierre-Emerick Aubameyang iyo laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski labadooda ay Yihiin labo Tayo wanaagsan leh
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon Aubameyang ayaa Bandhig wanaagsna xili ciyaareedkaan ku bilowday isagoona labadii kulan ee ugu dambeesay dhaliyay 2- hat-trick tasoo ka dhigan in uu 17-kulan uu dhaliyay 20-goal
Laacib laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski ayaa sidoo kale Bandhig wanaagsna xili ciyaareedkaan ka sameeyay kooxda Beyer isagoona shabaqa dhul dhigay wax ka badan 20-goal dhamaan Taramada oo dhan
Laakin xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany Marco Reus ayaa aaminsan in la is barbar dhigi karin labada xidig ee Pierre-Emerick Aubameyang iyo laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski oo labadaba uu ku Tilmaamay labo tayo wanaagsna

