Marco Reus : Wax Faqri ah uma dhaxeeyo Pierre-Emerick Aubameyang iyo Robert Lewandowski

0

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Marco Reus ayaa aaminsan in aan la is barbar dhigi Karin xidigaha Pierre-Emerick Aubameyang iyo laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski labadooda ay Yihiin labo Tayo wanaagsan leh

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon Aubameyang  ayaa Bandhig wanaagsna xili ciyaareedkaan ku bilowday isagoona labadii kulan ee ugu dambeesay dhaliyay 2- hat-trick tasoo ka dhigan in uu  17-kulan uu dhaliyay 20-goal

Laacib laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski ayaa sidoo kale Bandhig wanaagsna xili ciyaareedkaan ka sameeyay kooxda  Beyer isagoona shabaqa dhul dhigay wax ka badan 20-goal dhamaan Taramada oo dhan

Laakin xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany Marco Reus ayaa aaminsan  in la is barbar dhigi  karin  labada xidig ee Pierre-Emerick Aubameyang iyo laacibka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski oo labadaba  uu ku Tilmaamay labo tayo wanaagsna

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here