Qasaaraha uu Geystay Weerarkii Hoteelka Naasa-hablood ee Magaalada Muqdisho+Sawirro

0
Somali men help a wounded civilian who was wounded in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016. A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel.(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Inta la xaqiijiyay 15-qof ayaa ku dhimatay oo isugu jira dad shacab ah iyo kooxdii weerarka  hoteelka ku qaaday sida ay   wakaalada wararka Reuters u sheegeen saraakiil ka Tirsan Booliska Soomaliya.

Mas’uul  lagu magacaabo Ali Mohamed ayaa wakaalada Reuters u sheegay in dadka dhintay ay tiro ahaan gaarayaan 15-ruux oo isugu jira shacab iyo dagaalyahanadii weerarka hoteelka kusoo qaaday kuwaasi oo ku guuleystay in ay gudaha u galaan Hoteelka Naasa-hablood ee Magaalada Muqdisho.

“Howlgalka haatan wuu soo dhamaaday Balse ciidamada amaanka Dowlada soomaliya waxa ay xaqiijinayaan Hoteelka amaankiisa waxayna wali baadi-goobayaan in ay  jiri karan dagaalyahano kale oo wali gabaad ka dhiganayo hoteelka Gudihiisa  ayuu yiri Mas’uulka la hadlay wakaalada wararka Reuters.

Dhanka kale Afhayeenka dhanka Howlgalada Xarakada Al-shabaab sheikh C/casiis Abuu Muscab oo howlgalkaan ka hadlay ayaa sheegay in ciidamada al-shabaab weerarka Hoteelka Naasa-hablood ay ku  dileen 20-ruux oo isugu jirey Mas’uuliyiin dowlada Soomaliya ka Tirsan iyo dad dowlada u shaqeynayay.

A view of the Nasahablod Hotel, destroyed after a bomb attack in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016. A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel..(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

A man helps a civilian who was wounded in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016. A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

A Somali soldier takes position during an attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016 . A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Somali men help a wounded civilian who was wounded in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016. A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel.(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here