Wax ka ogow Liiska Kooxaha ugu Sareeya Dhanka bixinta Mushaaraadka

0

Waxaa lasoo saaray Liiska kooxaha ugu badan ee bixiya musharaadka waxaa Kaalinta kowaad kasoo gashay kooxda Real madrid ee Horyaalka dalka Spain Tasoo mushaar ahaan u bixisa aduun gaaraya Real Madrid – €270m

Kaalinta Labaad waxaa Liiska kasoo muuqatay kooxda Manchester United oo mushaar ahaan u bixisa €263m liiska waxaa kaalinta 3-aad kasoo gashay kooxda Barcelona oo msuhaar ahaan u bixisa aduun dhan €248m

waa sidaan Liiska bixinta Mushaaraadka 

1) Real Madrid – €270m

2) Manchester United – €263m

3) Barcelona – €248

4) Manchester City – €245m

5) Paris Saint-Germain – €235m

6) Chelsea – €231m

7) Bayern Munich – €218m

8) Arsenal – €199m

9) Juventus – €184m

10) Liverpool – €172m

11) AC Milan – €162m

12) Zenit St Petersburg – €128m

13) Tottenham – €126m

14) Inter – €121m

15) Schalke – €114m

16) Atletico Madrid – €113m

17) Roma – €109m

18) Borussia Dortmund – €108m

19) Wolfsburg – €102m

20) Galatasaray – €98m

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here