Waxaa lasoo saaray Liiska kooxaha ugu badan ee bixiya musharaadka waxaa Kaalinta kowaad kasoo gashay kooxda Real madrid ee Horyaalka dalka Spain Tasoo mushaar ahaan u bixisa aduun gaaraya Real Madrid – €270m
Kaalinta Labaad waxaa Liiska kasoo muuqatay kooxda Manchester United oo mushaar ahaan u bixisa €263m liiska waxaa kaalinta 3-aad kasoo gashay kooxda Barcelona oo msuhaar ahaan u bixisa aduun dhan €248m
waa sidaan Liiska bixinta Mushaaraadka
1) Real Madrid – €270m
2) Manchester United – €263m
3) Barcelona – €248
4) Manchester City – €245m
5) Paris Saint-Germain – €235m
6) Chelsea – €231m
7) Bayern Munich – €218m
8) Arsenal – €199m
9) Juventus – €184m
10) Liverpool – €172m
11) AC Milan – €162m
12) Zenit St Petersburg – €128m
13) Tottenham – €126m
14) Inter – €121m
15) Schalke – €114m
16) Atletico Madrid – €113m
17) Roma – €109m
18) Borussia Dortmund – €108m
19) Wolfsburg – €102m
20) Galatasaray – €98m

