Tahriibayaal Soomali ah oo ku Dhex Dhintay konteenar Lagu Xiray+Sawirro

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kasama ee dalka Zambia ayaa ku waramaya in 15 ruux oo Soomaali ah ayaa ku dhex dhinteen konteenar qafilan oo sidaa lagu tahriibinayay iyadoo sidoo kale ay ka badbaadeen arintaan 30-kale.

Dadkan oo sida maydkooda ka muuqata ubadan Dhalinyaro ayaa la sheegay inay neeftu ku dhagtay sidaasna ay ku dhinteen, baabuurka dhalinyaradu ku dhex dhinteen ayaa la sheegay in taarikadiisu tahay AFB496 kana soo baxay magaalada Kasama ee dalka Zambia.

Wararku waxay intaas ku darayaan in qaybta hore ee baabuurka ay ku rarnayd jawaano digir ah halka dad ku dhow 50 Soomaali ah lagu qariyay jawaanada gadaashooda, Ilaa iyo hada si rasmi ah looma shaacinin halka Dhalinyaradan ay usocdeen.

somali-zambia somali-zambia1 somali-zambia2

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here