Labada Manchester oo ku Dagaalamaya Saxiixa Xidiga Pierre-Emerick Aubameyang

0

Kooxaha Manchester City iyo Manchester United ayaa xiligaan ku dagaalamaya saxiixa weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund  Pierre-Emerick Aubameyang, sida maanta lagu daabacay Majalada The Daily Star.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon ayaa xili ciyaareedkaan kooxdiisa dalka Germany u dhaliyay 36-goal 45-kulan uu kasoo muuqday dhamaan tartamada oo dhan wuxuuna kooxdiisa ku hogaamiyay kaalinta 2-aad ee kala sareynta Horyaalka dalka germany.

Labada Manchester ayaa xidigaan ku baadi-goobaya aduun dhan £65 million

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here