Reschke:- iib Ma ahan Xidiga Robert Lewandowski

0

Madaxa farsamada ee Kooxda Bayern Munich Michael Reschke ayaa si cad u sheegay in xidiga Robert Lewandowski uu sii joogi doono kooxda islamarkaana uu yahay laacibka ugu wanaagan aduunyada dhanka weerarka.

Xidiga heerka Caalami ee xulka dalka Poland ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay lala xiriirinaayay kooxda 11-jeer ku guuleysatay koobka Champions League ee Real Madrid oo doonaysa dhaliye sare.

Laakin Madaxa farsamada ee kooxda Beyer Munich Reschke ayaa tilmaamay in kooxda aysan xili ciyaareedkaan ku dheeraneenin iibin xidiga Lewandowski.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here