Nicolas Otamendi oo sheegay in uu ku Faraxsan yahay Qaab ciyaareedkiisa kooxda Manchester City

0

Daafaca kooxda Manchester City Nicolas Otamendi ayaa ku faraxsan Qaab ciyaareedkii uu shalay soo Bandhigay kadib Barbarihii  shalay la galeen kooxda isku Magaalada ay Yihiin ee Manchester United

Waa markii Ugu Horeysay ay ciyaar derby Manchester ay ku soo dhamaato 0:0 Tan iyo sanadkii November 2010 xiligaas ay labada koox ay ku kala baxeyn Barbaro 0:0 ah

Nicolas Otamendi oo Manchester City kaga soo biiray kooxda Valencia aduun dhan £28.5million wuxuu ku raaxeysanayo nolosha badbaadinta Goolasha dhanka Daafaca

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here