Olivier Giroud:  Theo Walcott wuu u Qalmaa in uu kusoo Bilowdo Kulamada arsenal

0

Weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa aaminsan in laacibka Theo Walcott uu u qalmo in uu ku soo Bilowdo kulamada ay kooxda Arsenal ay ciyaareyso

Olivier Giroud  ayaa markii ugu Horeysa kusoo Bilowday kooxda arsenal tan iyo bishii August wuxuuna kusoo Bilowday kulamadii ay ka adkaadeen kooxaha Bayern Munich iyo Evertoon

Weeraryahanka heerka caalami ee xulka dalka France ayaa qaab  ciyaareedkiisa Hoos u dhac uu ku Yimid kuladii ugu dambeeyay Taasi oo keentay in laga doorbido ninka reer England ee Theo Walcott

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here