Garabka kooxda Chelsea iyo xulka dalka Belgium-ka Eden Hazard ayaa hogaaminaya xulka dalka Belgium-ga Ciyaaraha Uero 2016-ka ee sanadkaan ka dhacaya dalka France.
Daafaca kooxda Manchester city Kombany ayaa laga saaray xulka dalka Begium-ka kadib markii uu dhawaan dhaawac uu soo gaaray.


