Ciyaartooda Ingiriiska ee Ciyaaraha Uero oo Lagu Dhawaaqay iyo Laacib Horyaal ku Guuleystay oo Laga saaray

0

Macalinka xulka dalka England Roy Hodgson ayaa ku dhawaaqay 23-ciyaaryahan ee ingiriiska u matalaya ciyaaraha Uero 2016-ka oo sanadkaan ka dhacaya dalka France.

Xidigaha Newscastle United iyo Leicester City  Andy Towsend iyo Danny Drinkwater aya laga saaray liiska xulka dalka Ingiriiska iyadoo sidoo kale lagu soo daray weeraryahanka kooxda Manchester United Marcus Rashford.

CjySQCnUkAQYUbF

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here