Eden Hazard oo Hogaaminaya Ciyaartooda Belgium-ga ee Ciyaaraha Uero 2016

0

Garabka kooxda Chelsea iyo xulka dalka Belgium-ka  Eden Hazard ayaa hogaaminaya xulka dalka Belgium-ga Ciyaaraha Uero 2016-ka ee sanadkaan ka dhacaya dalka France.

Daafaca kooxda Manchester city Kombany ayaa laga saaray xulka dalka Begium-ka kadib markii uu dhawaan dhaawac uu soo gaaray.

euro-2016-squad_1e1wcd4eyituk18tqar8lo8wzi

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here